Annual Meeting – December 2019

2019-Annual-Meeting

(Click to view Board of Directors Application)

Dear West Bank Community Members:
Please join us Wednesday, December 18, 2019 from 5:30 pm-7:30 pm at Brian Coyle Community Center, 420 15th Ave S, Minneapolis 55454, for the annual meeting of the Cedar Riverside Neighborhood Revitalization Program (CRNRP). We welcome your participation as we review our work in 2019, conduct board elections, and ask for your vote on community priorities for CRNRP programs.

To vote at this meeting, bring a Minnesota driver’s license, Minnesota ID card, or some form of residency verification that shows you live in the Cedar Riverside neighborhood. Those who can verify they work, own property or a business in our neighborhood, or attend Augsburg University, or the University of Minnesota are also eligible to vote. Contact CRNRP before December 18 to place your name in nomination as a board member.

For registration information, please visit our website (cedarriversidenrp.org), call Bosteya at 612-338-5578, Dave at 612-338-5223, or stop by our office Monday through Friday, between 10:00am and 5:00pm.

Kabjamtoota Hawasa Magala Cedar:
Guyya gafaa robbi December 18, 2019 sa’aatii 5:30 pm-7:30 pm Brain Coyle Community Center iddon walgain kun itt adeemsifamuu kana 420 15th ave South Minneapolis MN, 55454 walgain tunis walgahi waggan yeroo tokkotti. Sangatan kun Cedar Riverside Neighborhood Revitalization Program (CRNRP) sangata jedhamudha. Hoji kenyaa harhomsuufi namni hundinuu sagantaa kan irrati hirmachuu ni danda’a, filaanoo gochuu ni dandaa’uu. Walgaih kan irrrati fillanno filachuuf wanti barbachisuu Minnesota driver’s license, Minnesota ID cardi yookin waraqaa ragaa akka naannoo kan jiratan mirkaneessuu fidaa, ummanni kunis fillanoo irrati hirmachuu ni danda’uu daldaloota naannoo kana, Augsburg University nama deemufi, University of Minnesota warren kuneen fillanno filachuu danda’uu. Warra sagantaa kan ademsisaan walqunamma qabdan December 18 durati maqaa kessan missensaa bordi sani tahuuf.

Galmaaudhaf window website Kenya (cedarriversidenrp.org), yookin bilbilaa kan 612-338-5578 bilbildhan galmauu dandeesuu maqaan ishee Bosteya itti gafftamtuu NRP programmer yookin Dave lakkofsa bilbilaa issaa 612-338-5223 takka huu biro kenyaa dhufaaa Wixataa hangaa Jimmata 10:00am-5:00pm banadha.

Dadka Daggen West Bank Iyo Agagaarkeedas:
Fadlan nagala soo qayb gal Shirkii sannadlaha ahaa ee ay isugu imaan jireen Dadka dagen Cedar Riverside, kaas oo ku saabsanaan doona wax qabadka (CRNRP). Shirkaasi wuxuu ka dhacayaa (Brian Coyle Community Center) 420 15th Ave South Minneapolis MN, 55454 Maalinta Arbacada ah December 18, 2019, 5:30-7:30 p.m.

Waxaan aad u soo dhaweynaynaa inaad nagala soo qayb gashaan shirkan oo looga hadli doono shaqadii aan qabannay sannadkan 2019. Kaas oo lagu soo dooran doono dadkii xubnaha ka noqon lahaa Boardka cusub, waxaa kale oo kulkan lagu dhageysan doonaa wax yaabaha muhiimka oo bulshadu doonayso in wax laga qabto.

Si aad codkaaga u dhiibatid waxaa lagaaga baahanan yahay inaad haysatid cardkaaga Minnesota ee aqoonsiga, ama wax kale oo caddeynaya in aad ka mid tahay dadka dagen xaafaddan West Bank. Waxaaa kale oo iyaguna codaun kara qofkii la caddeyn karo in uu xaafaddan ka shaqeeyo ama ganacsi ku leeyahay ama dhigta jaamacadda Augusburg iyo University of Minnesota.

Haddii aab dooneysid inaad ka mid noqotid daka Boardka ah Fadlan la soo xiriir (CRNPR) si aad isugu diwaan gelisid ka mid noqoshada Boarka.

Wixii macluumaad ha oo ku saabsan is diwaan gelinta fadlan booqo Website (cedarriversidenrp.org) ama la xiriir Bosteya Jama 612-338-5578 ama Dave 612-338-5223, ama soo booqo xafiiskeenna maalmaha Isniin-JImce 10:00am-5:00pm.